Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa Wasaaradda ku qaabilay sarkaal sare oo ka socday xafiiska Ingiriis ee FCDO, Somaliland, laguna magcaabo Oli South.