Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa Faahfaahin ka Bixiyey Kulan Caawa ku Dhexmaray Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Madaxweynaha Qaranka iyo asxaabta Mucaarid

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa Faahfaahin ka Bixiyey Kulan Caawa ku Dhexmaray Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Madaxweynaha Qaranka iyo asxaabta Mucaaridka ah,kaasoo lagu soo afjaray khilaafkii ka Dhacay Xuska Maalinta Qaran ee 18 May.