Wasiirka Wasradda Arrimaha Gudaha ayaa saaka kullan la qaatay Wasiir ku xigeenada iyo Agaasimayaasha guud.

Wasiirka Wasaradda Arimaha Gudaha Mudane, Maxamed  Kaahin Axmed ayaa saaka gudoomiyey Shirka  labada wasiir ku xigeen ee Wasaradda oo ay wehelinayaan labadda Agaasime guud  kaasoo saaka ahaa  kulan koodii wiiglaha ahaa islamarkaaana  ujeedadiisu ahayd  dardar-galinta iyo kor u qaadida shaqada Wasaaradda.

Kulankan oo qabsooma Asbuuciiba hal maalin ayaa masuuliyiintu iskaga waraysteen Hawlaha qaranka ee ay u xilsaaran tahay Wasaaradda Arrimaha Guduhu iyo sidii kor loogu qaadi lahaa