Kulankani ayaa waxa kaso qayb galay Wasiir ku xigeenka Waxbarashada Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Gudoomiyaha La dagaalanka musuqmaasuqa Agaasimaha Machadka Shaqaalaha Agaasimaha Machadka Dawladaha Hoose badiba xoghayayaasha 23 degmo doorasho ee dalka iyo masuuliyiin kale