Wasiir Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL Mudane, Maxamed Kaahin Ahmed,oo ka hadlay xuska Sanad Guurada 28aad ee ka soo wareegtay dhismaha Booliska JSL.

Wasiir Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL Mudane, Maxamed Kaahin Ahmed,oo ka hadlay xuska Sanad Guurada 28aad ee ka soo wareegtay dhismaha Booliska JSL.
Wasiir Maxamed Kaahin Axmed, ayaa hambalyo kal iyo laab ah u diray ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland oo maanta la xusay sannad-guuradii 28-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaskooda, waxana uu caddeeyey inay xukuumaddu u hagarbaxday ciidanka Booliska, maadaama oo ay yihiin furaha dhismaha nabadda.