Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha Ee Gobollada Iyo Degmooyinka dalka Oo Uu Wahelinayo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Ee Gobollada iyo Degmooyinka dalka Ayaa Furay Tababar.

Wasiir ku-xigeenka Wasarada Arrimaha Gudaha Ee Gobolada iyo degmooyinka JSL Mudane, Nasir Caydiid Maxamed,Oo Uu Wahelinayo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arimaha Ee Gudaha Gobolada Iyo Degmooyinka Mudane,Abdirishiid Hirsi Ali,ayaau furay Tababar ay ALGASL u Qabanayso 23ka Maayar-Degmo doorasho ee Dalka ayna U jeedadisu tahay sida loogu doodo loguna ololeeyo danaha dowlada Hoose, (lobby and Advocacy Strategy). Tababarkan oo ah ki ugu Horeyay ee loo qabto 23ka maayar degmo doorashada dalka,
Ururku waxa uu mahadcelinaya Maayarada Dalka, Wasarada Arimaha Gudaha JSL iyo Haayada VNG ee aanu partner nahay kana wada shaqayno Mashruuca IDEAL iyo masharicda kaleba
May be an image of 2 people, people standing and text
May be an image of 1 person, standing and text
May be an image of 2 people, people standing and text
May be an image of 1 person and standing
May be an image of 2 people, people standing, headscarf and indoor